Home Ciyaaraha Lionel Messi Oo Markii Ugu Horaysay Tababar La Qaatay Banaadirsom PSG (Sawiro)...

Lionel Messi Oo Markii Ugu Horaysay Tababar La Qaatay Banaadirsom PSG (Sawiro) – Banaadirsom

Xiddiga Cusub ee Banaadirsom PSG Lionel Messi ayaa si Rasmi ah u qaatay tababarkii ugu horeeay ee kooxdiisa isaga oo isku diyaarinaya in uu kulankiisii ugu horeeyay u ciyaaro Banaadirsom PSG xilli ciyaareedka cusub.

Lionel Messi ayaa maanta noqday xiddigii ugu horeeay ee soo xaadira tababarka PSG isaga oo doonaya in uu si deg-deg ah taam ugu noqdo ciyaarista kulamada kooxdiisa cusub xilli ciyaareedkan.

Xiddiga reer Argentine ee Messi ayaa maanta markii ugu horaysay la kulmay xiddiaha ay isku Banaadirsom yihiin markii uu tababarka yimid isaga oo sidoo kale tababar la qaatay xiddigaha ay isku Banaadirsom yihiin.

Xiddiga ayaan ka qayb qaadan doonin kulanka sabtida ee horyaalka Ligue 1 inkasta oo uu maanta tababar qaatay laakiin waxa uu sii wadi doonaa tababarka ka hor inta uuna ku biirin kulamada kooxdiisa.

Hadaba halkan hoose kaga bogo sawirada Lionel Messi oo markii ugu horaysay tababar la qaatay kooxdiisa cusub ee PSG:

Sii Akhriso: Ma Jiraa Qof Aad Jeceshahay Laakiin Aad Khalad Ka Gashay, Ma Doonysaa In Ay Ku Cafiso Ama Uu Ku Cafiyo, Fariintan Cajiibka Ah Ayaa Kaaga Filan

Image

Image

Image

Image

ميسي ونيمار في تدريبات باريس سان جيرمان

Source link