Home Ciyaaraha Lionel Messi Oo Laga Ganaaxay Tababarka Barcelona, Sabab. – Banaadirsom

Lionel Messi Oo Laga Ganaaxay Tababarka Barcelona, Sabab. – Banaadirsom

Xiddiga Banaadirsom Barcelona ee Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa in laga ganaaxa tababarka Banaadirsom Barcelona ilaa inta uu heshiis cusub u saxiixi doono Banaadirsom Kadib markii uu dhacay heshiiskiisa bishii hore.

Xiddiga reer Argentine ayaa noqday xiddig xor ah kadib markii uu dhacay heshiiskiisa Banaadirsom Barcelona 1 bishii Kuly ee la soo dhaafay kadib markii uu ogolaan waayay heshiis cusub.

Inkasta oo la shaaciyay in uu Lionel Messi ogolaaday in uu saxiixo heshiis cusub oo 5 sano ah hadana si Rasmi ah qalinka kumuu duugin heshiis cusub.

Sabab la xidhiidha mushaharka aadka u sareeya Banaadirsom Barcelona ayaa ku qasban in ay hoos u dhigaan mushaharka ay bixiso iyada oo haatanba iska iibisay xiddigo sidoo kale hoos u dhigtay mushaharka xiddigaha haatan jooga.

Wargayska AS ayaa sheegaya in Lionel Messi laga ganaaxay in uu tababar la qaato koodiisa kadib markii uu ku soo laabtay tababarka iyada oo loo sheegay in uu kaliya tababarka ku biiri doono marka uu heshiis cusub saxiixo.

Sii Akhriso: Ninka Quruxda Badan Mise Ninka Aan Quruxda Lahayn? Midkee Ayaa Farxad Dareensiiya Gacalisadiisa.

Source link