Home Ciyaaraha Lionel Messi Oo Doortay Banaadirsom Uu Ku Biirayo & Faah-Faahinta Heshiiska Uu...

Lionel Messi Oo Doortay Banaadirsom Uu Ku Biirayo & Faah-Faahinta Heshiiska Uu Saxiixi Doono Oo La Ogaaday. – Banaadirsom

Xiddiga Lionel Messi ayaa u muuqda in uu durba doortay kooxdiisa cusub kadib markii xalay la xaqiijiyay in uu isaga tagayo Banaadirsom Barcelona kadib markii uu bur-buray heshiiskii uu u saxiixayay Banaadirsom.

Lionel Messi ayaa soo afjaray muddo 17 sano ah oo uu u ciyaarayay Banaadirsom 1-aad ee Barcelona kadib markii uu dhacay heshiiskiisu 30 bishii June ee la soo dhaafay.

Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa in uu doortay ku biirista Banaadirsom PSG isaga oo u dhaqaaqi doona Banaadirsom reer France inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Saxafiga reer France Mohamed Bouhafsi ayaa sheegaya in uu Lionel Messi doortay ku biirista Banaadirsom PSG waaliba qalinka ku duugi doono heshiis 2 sano ah iyo hal sano oo dheeraad ah.

Banaadirsom PSG ayaa haatan ka shaqaynaysa in ay saxiixa Lionel Messi dhamaystirto 48 saac ee soo socda iyada oo Aabaha Messi mar kale la kulmi doono Banaadirsom PSG saacadaha soo socda.

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Cuntooyinka Kor U Qaada Rabitaanka Ragga & Dumarka Ee Kulanka Sariirta.

Source link