Home Ciyaaraha Lionel Messi Oo Ciyaaray Kulankiisii Ugu Horeeyay Ee PSG – Banaadirsom

Lionel Messi Oo Ciyaaray Kulankiisii Ugu Horeeyay Ee PSG – Banaadirsom

Lionel Messi ayaa ciyaaray kulankiisii ugu horeeyay ee Banaadirsom PSG kadib marii uu tababaraha Banaadirsom ee Mauricio Pochettino kooxdiisa ka sameeyay laba koox tababarka si uu u tijaabiyo saxiixiisa cusub ee Lionel Messi.

Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa ka garab ciyaaray xiddigaha Neymar iyo Mbappe halka ay Banaadirsom Messi dhamaystireen xiddigaha Keylor Navas, Neymar, Angel Di Maria Iyo Julian Draxler.

Messi ayaa ku soo biiray Banaadirsom PSG kadib markii uu dhacay heshiiskiisii Banaadirsom Barcelona isaga oo qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah oo uu ku joogi doono Banaadirsom ka dhisanc aasimada.

Banaadirsom uu hogaaminayay Lionel Messi ayaa gaadhay guul Xilli uu Lionel Messi dhaliyay gool uu waliba caawiye ka ahaa xiddiga Kylian Mbappe intii uu socday kulanka tababarka ahaa ee lagu tijaabinayay Messi

Source link