Home Ciyaaraha Liiska Xiddigaha Ka Soo Garab Ciyaaray Lionel Messi & Cristiano Ronaldo Oo...

Liiska Xiddigaha Ka Soo Garab Ciyaaray Lionel Messi & Cristiano Ronaldo Oo La Shaaciyay. – Banaadirsom

Xiddigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa lagu qiimeeyaa xiddigaha ugu fiican xiddigaha ka garab ciyaarana waxa ay isku arkaan kuwa ugu nasiibka badan kubada cagta wakhti xaadirkan.

Xiddigo badan ayaa ka soo garab ciyaaray labada xiddig hadii ay kaga garab ciyaaraan xulka qaramada ama kooxaha kubada cagta iyaga ay jiraan xiddigo badan oo labada xiddigba ka garab ciyaaray.

Labada xiddig ayaan iyagu nasiib u yeelan in ay iska garab ciyaaraan ilaa haatan umana muuqato in ay isaga garab ciyaari doonaan dhinaca kooxaha marka loo eego in ayna arintaas suurtagal ahayn.

Messi iyo Ronaldo ayaa si weyn u xafiiltamay tan ilaa markii ay ku kuleem garoomada kubada cagta iyaga oo isku baacsanaya rikoodhayaasha koobabka, goolasha iyo abaalmarinaha shaqsiga ah.

Hadaba sawirkan hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha ka soo garab ciyaaray labada xiddig ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo inti ay ciyaarayeen kubada cagta.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Xada Qalbiga Gabadha & Qoyskeeda Aragtida Ugu Horaysa

Image

Source link