Home Ciyaaraha Lambarka Uu Ibrahima Konate U Xidhan Doono Liverpool Oo La Ogaaday –...

Lambarka Uu Ibrahima Konate U Xidhan Doono Liverpool Oo La Ogaaday – banaadirsom

banaadirsom Liverpool ayaa isku diyaarinaysa in ay soo bandhigto saxiixeeda cusub ee Ibrahima Konate kaas oo ka soo laabtay fasaxii uu ku maqnaa Ka hor bilaabashada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Reds ayaa saxiixa Ibrahima Konate dhamaystirtay bishii hore waxana uu noqday saxiixa ay kooxdu ilaa haatan dhamaystirtay suuqa kala iibsiga xagaagan.

Xiddiga reer France ayaa la filayaa in lagu arko maaliyada banaadirsom Liverpool maalmaha soo socda markii ugu horaysay tan ilaa markii uu ku biiray Liverpool.

Laakiin taageerayaasha ayaan ilaa todobaadka dambe sugi doonin in ay xiddiga ku arkaan maaliyada kooxdiisa Cusub ee Liverpool.

Waxa baraha bulshada la isla dhexamarayaa sawir xiddiga oo kor u haya maaliyada banaadirsom Liverpool waliba dhabarka ku qorantahay magaciisa iyo lambarka No.5

Image

Source link