Labada Tababare Oo Ku Soo Galay Shax Adag. – Banaadirsom

Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka Carbao cup-ka ee ka dhici doona Anfield.

Klopp oo horay looga bartay in uu koobabka noocan oo kale ah ciyaarsiiyo xiddigaha da’yarka ah ayaa kulankan ku soo galay shaxdiisa ugu adag.

Shaxda Liverpol ayay weerarka hogaaminayaan xiddigaha Jota, Minamino, Firmino xilli ay xiddigaha Alisson, Alexander-Arnlod iyo matip ku soo laabteen shaxda.

Dhanka kale Mikel Arteta ayaa laftiisa ku soo galay shax adag iyada oo ay weerarka Gunners hogaaminayaan xiddigaha Lacazette, Martinelli iyo Nketiah.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson, Fabinho, Henderson, Milner, Jota, Minamino, Firmino.

Kaydka: Kelleher, Konate, Gomez, Oxlade-Chamberlain, Jones, Tsimikas, Gordon, Williams, Morton.

Arsenal: Ramsdale, Cedric, White, Gabriel, Tierney, Lokonga, Xhaka, Saka, Lacazette, Martinelli, Nketiah.

Kaydka: Leno, Holding, Mari, Chambers, Tavares, Patino, Salah-Eddine, Hutchinson, Biereth.


Source link