Home Ciyaaraha Laba Koox Oo Premier League Ah Oo Iska Diiday Saxiixa Antoine Griezmann,...

Laba Koox Oo Premier League Ah Oo Iska Diiday Saxiixa Antoine Griezmann, Kadib Markii Loo Soo Bandhigay Saxiixa Xiddiga. – banaadirsom

Kooxaha Chelsea iyo Manchester City Ayaa lagu soo waramayaa in ay labadooduba iska diideen fursad ay kula saxiixan lahaayeen xiddigaha banaadirsom Barcelona ee Antoine Griezmann inta lagu jiro suuqa xagaagan sida ay sheegayaan wararku.

Kooxaha Chelsea iyo Manchester City ayaa si aad a u doonaya in ay la soo saxiixdaan weeraryahan cusub inta lagu jiro suuqa xagaagan waxana loo soo bandhigay xiddiga Antoine Griezmann laakiin labada kooxood ayaa iska diiday.

Labada kooxood ayaa doonayay weeraryahan cusub iyga oo lala xidhiidhinayo xiddiga Erling Haaland, Harry Kane & Romelu Lukaku kuwaas oo aad loo qiimeeyo.

Laakiin labada kooxood ayaa loo soo bandhigay saxiixa xiddiga Griezmann kaas oo la filayo in uu isaga tago banaadirsom Barcelona inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Wargayska Daily Star ayaa sheegaya in ay labada kooxood iska diideen saxiixa xiddiga Griezmann sabab la xidhiidha mushharka xiddiga todobadlaha ah ee dhan 750 kun oo Gini taas oo ah mid ayna labada kooxood awoodin.

Source link