Home Ciyaaraha Kylian Mbappe Oo PSG U Sheegay Banaadirsom Uu Doonayo In Uu Ku...

Kylian Mbappe Oo PSG U Sheegay Banaadirsom Uu Doonayo In Uu Ku Biiro Real Mise Liverpool? – Banaadirsom

Xiddiga Kylian Mbappe ayaa lagu soo waramayaa in uu kooxdiisa PSG u sheegay in ay wadahadalo la qaadato Banaadirsom Real Madrid si uu ugu biiro suuqa xagaagan.

Xiddiga reer France ayaa la rumaysanyahay in uu ka wel-welsanyahay imaatinka Lionel Messi ee Banaadirsom PSG waxana uu doonayaa in uu isaga tago Banaadirsom PSG inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Sida laga soo xigtay Shabakada MEGA, Mbappe ayaa la kulmay madaxweynaha Banaadirsom PSG una sheegay in uu wadahadalo saxiixiisa ku aadan la qaato Banaadirsom Real Madrid si uu ugu biiro Banaadirsom reer Spain.

Xiddiga koobka adduunka ku guulaystay ee Mbappe ayaa galay 12-kii bilood ee ugu dambeeyay heshiiskiisa Banaadirsom PSG waxana uu diiday in uu heshiis cusub u saxiixo Banaadirsom.

Liverpool ayaa la sheegayaa in ay si gaar ah ula socoto xaalada waxana ay isku diyaarinaysaa dalab ay ugu dhaqaaqdo saxiixa xiddiga xagaaga 2022.

Source link