Home Ciyaaraha Kulanka Uu Romelu Lukaku Chelsea U Ciyaari Doono Kulanka Ugu Horeeya Oo...

Kulanka Uu Romelu Lukaku Chelsea U Ciyaari Doono Kulanka Ugu Horeeya Oo La Ogaaday. – Banaadirsom

Tababaraha Banaadirsom chelsea ee Thomas Tuchel ayaa sheegay in uu Romelu Lukaku kulankiisii ugu horeeyay chelsea u ciyaari doono kulanka Ay Blues la ciyaari doonto Arsenal kulan ka tirsan premier League.

Xiddiga reer Belguim ayaa dib ugu soo biiray todobaadkii hore laakiin waxa uu seegay kulankii sabtidii ay chelsea la ciyaartay Banaadirsom Crystal Palace.

Laakiin Tuchel ayaa sheegay in uu weeraryahanku tababarka ku soo laaban doono salaasada sidaas darteed uu kulankiisii ugu horeeyay xilli ciyaareedkan chelsea u ciyaari doono kulanka Arsenal.

“Waxa aan filaynaa in uu Romelu ka soo boxo karantiilka Isniinta tabaabrka buuxana ku soo laabto Salaasada, kadib waxa aan u diyaarin doonaa kulanka Arsenal”ayuu Tuchel yidhi.

Xiddiga 28 jirka ah ayaa qalinka ku duugay heshiis 5 sano ah waxana uu markii 2-aad ku soo laaban doonaa Banaadirsom chelsea.

Sii Akhriso: Ma Doonaysaa In Aad Qalbigaaga Ka Saartid Qof Aan Wax Jacayl Ah Kuu Qabin, Wadooyinkan Raac Si Deg-Deg Ah Ayaad Ku Iloobaysaa

Source link