Home Ciyaaraha Kulanka Uu Martin Odegaard Ciyaari Doono Kulankiisii Ugu Horeeyay Oo La Ogaaday...

Kulanka Uu Martin Odegaard Ciyaari Doono Kulankiisii Ugu Horeeyay Oo La Ogaaday – Banaadirsom

Banaadirsom Arsenal ayaa qarka u saaran in ay ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Martin Odegaard kaas oo ay ka dhigayso saxiixyadeeda cusub ee suuqa xagaagan.

Real Madrid iyo Arsenal ayaa heshiis ka gaadhay saxiixa xiddiga Martin Odegaard kaas oo qarka u saaran in uu ku soo laabto Banaadirsom Arsenal oo uu amaah ku qaatay xilli ciyaareedkii hore.

Banaadirsom Arsenal iyo Mikel Arteta ayaa rajaynaya in uu Martin Odegaard diyaar u noqdo kulanka chelsea ee ay Arsenal la ciyaari doonto Axada kana tirsan horyaalka premier League.

Arsenal ayaa la filayaa in ay maalinta bari ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga Martin Odegaard isla markaasna u diwaan galiso kulanka Chelsea si uu xiddigu taam ugu noqdo kulanka London Derby.

Xiddiga khadka dhexe Martin Odegaard ayaa haatanba ogolaaday heshiiska shaqsiga ah waxana uu qalinka ku duugi doonaa heshiis 5 sano ah oo uu ku joogi doono Emirates.

Sii Akhriso: Sababaha Ay Dumarku U Doorbidaan In Ay Guursadaan Ninka Xaaska Leh Oo La Ogaaday.

Source link