Home Ciyaaraha Kulanka Uu Jadon Sancho Man United U Ciyaari Doono Kulankiisii Ugu Horeeyay...

Kulanka Uu Jadon Sancho Man United U Ciyaari Doono Kulankiisii Ugu Horeeyay Oo La Ogaaday. – banaadirsom

banaadirsom Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay Jadon Sancho ciyaarsiin Doonto kulankiisii ugu horeeyay kulanka Everton sida ay sheegayaan wararku.

Red Devils ayaa isku diyaarinaysa in ay ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga kadib markii ay Borussia Dortmund kala heshiisay saxiixa xiddiga reer England.

Si kasta ha ahaatee xiddig ayaan ka soo muuqan doonin kulamada Man United sabab la xidhiidha in uu xiddigu ka qayb qaatay tartanka Euro 2020.

Wargayska Manchester Evening News ayaa sheegaya in ay Man United diyarinayso in uu xiddigu kulankiisii ugu horeeyay ee Man United ciyaari doono kulanka ay la ciyaari doonaan Everton kulan ka tirsan kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Man United ayaa banaadirsom Everton la ciyaari doonta 7 bisha August kaas oo noqon doona kulanka ugu dambeeya ee saaxiibtinimooyinka banaadirsom Man United ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Source link