Home Ciyaaraha Ku Biirista Jack Grealish Ee Man City Oo Fure U Noqon Doona...

Ku Biirista Jack Grealish Ee Man City Oo Fure U Noqon Doona Saxiixyo Ay Sameeyaan Arsenal & Aston Villa. – banaadirsom

Xiddiga khadka dhexe ee banaadirsom Aston Villa Jack Grealish ayaa la filayaa in uu isaga tago banaadirsom Villa Park iyada oo banaadirsom Man City ugu cad-cadahay saxiixa xiddiga.

Jack Grealish Ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay tartankii euro 2020 iyada oo xulka England gaadhay Final-ka euro 2020 xilli uu shaki ku jiro mustaqbalkiisa.

Hadii uu Jack Grealish ku biiro banaadirsom Man City Waxa uu fure u noqon doonaa dhaq-dhaqaaq ay sameeyaan kooxaha Aston Villa iyo waliba banaadirsom Arsenal.

Hadii uu Jack Grealish ku biiro Arsenal waxa ay banaadirsom Aston Villa u dhaqaaqi doontaa saxiixa xiddiga banaadirsom Arsenal ee Emile Smith Rowe kaas oo haatanba lala xidhiidhinayo banaadirsom.

Hadii ay sidaas dhacdo banaadirsom Arsenal ayaa dhankooda u dhaqaaqi doonta saxiixa xiddiga khadka dhexe ee banaadirsom Wolves ee Ruben Neves kaas oo ay haatanba doonayaan saxiixiisa.

Sii Akhriso: Calaamadaha Aad Ku Ogaan Kartid In Aad Jeceshahay Qof Aan Ku Jeclayn

Source link