Home Ciyaaraha Kooxo Premier League Ah Oo Dalabyo Ka Gudbiyay Saxiixa Saul Niguez –...

Kooxo Premier League Ah Oo Dalabyo Ka Gudbiyay Saxiixa Saul Niguez – banaadirsom

Kooxo premier League ah ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab Rasmi ah miiska u saareen xiddiga khadka dhexe ee banaadirsom Atletico Madrid ee Saul Niguez Sida ay sheegayaan wararku.

Xiddiga 26 jirka ah ee khadka dhexe ayaa bartilmaameed u ah kooaha chelsea, Man United iyo Liverpool kuwaas oo doonaya saxiixiisa inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xaagagan.

Saul Niguez ayaa la filayaa in uu ka tago banaadirsom Atletico Madrid xagaagn inkasta oo uu heshiis 9 sano ah saxiixay sanadkii 2017.

Xiddiga ayuu 5 sano uga hadhsanyahay heshiiskiisa Atletico Madrid waxana uu doonayaa in uu isaga tago banaadirsom ku guulaystay horyaalka La Liga xagaaan.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay kooxo premier League ah dalabyo Rasmi ah miiska u saareen xiddiga khadka dhexe kaas oo dhankiisa doonaya in uu yimaado premier League.

Source link