Home Ciyaaraha Kooxda Ugu Cad-Cad Saxiixa Cristiano Ronaldo Oo La Ogaaday Xilli Uu Xiddigu...

Kooxda Ugu Cad-Cad Saxiixa Cristiano Ronaldo Oo La Ogaaday Xilli Uu Xiddigu Ku Soo Wajahanyahay Premier League. – Banaadirsom

Kooxda Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay ugu cad-cad saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo sida ay sheegayaan wararku.

Shabakada Sky Bet ee qiimaysa suuqa kala iibsiga ayaa sheegaysa in uu uu Cristiano Ronaldo ugu cad-cad yahay in uu ku biiro kooxda Ku ciyaarta Etihad 48-kii saac ee ugu dambeeyay.

Kooxda Difaacanaysa ayaa u jirta saxiixa Cristiano Ronaldo 16/1 si ay u hesho saxiixa xiddiga reer Portugal kaas oo uu shaki ku jiro mustaqbalkiisa.

XiddigaRonaldo ayaa la sheegayaa in uuna ku faraxsanayn kooxda Juventus waliba doonayo in uu isaga tago inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Dhanka kale kooxaha Tottenham iyo Man United ayaa ka mid ah kooxaha loo saadaalinayo in ay ku guulaysan karaan saxiixa xiddiga ka hor inta uuna xidhmin suuqa xagaagan

Sii Akhriso: Marxaladaha Uu Maro Xiriirka jaceyl Ee dhabta ah, Inta Badan Marxalada 3-aad Ma Dhaafaan

Source link