Home Ciyaaraha Kooxaha Ugu Guulaha Badan Taariikhda Premier Leageu Oo La Shaaciyay. – Banaadirsom

Kooxaha Ugu Guulaha Badan Taariikhda Premier Leageu Oo La Shaaciyay. – Banaadirsom

Shabakada 90min ayaa soo saartay Liiska 10-ka kooxood ee ugu guulaha badan taariikhda Premier League iyada oo ay 10 kooxood ka goosteen kooxaha kale ee 10-ka ah tartanka premier League.

Banaadirsom Man United ayaa kali ku ah kaalinta 1-aad iyaga oo a Banaadirsom guulaha ugu badan gaadhay taariikhda premier League iyaga oo gaadhay 688 guul taariikhda tartanka.

Dhanka kale Banaadirsom chelsea ayaa ku jirta kaalinta 2-aad iyaga oo gaadhay guul 598 kulan halka ay Arsenal ku jirto kaalinta 3-aad iyaga oo gaadhay 597 kulan taariikhda premier League.

Banaadirsom Liverpool ayaa ku jirta kaalinta 4-aad iyaga oo gaadhay 582 guul halka ay Tottenham ku jirto kaalinta 6-aad iyaga oo gaadhay 480 guul taariikhdooda premier League.

Banaadirsom xilli ciyaareedkii hore ku guulaystay premier League ee Man City ayaa gaadhay 444 gool taariikhda halka ay Everton gaadhay 408 gool horyaalka premier League.

Image

Source link