Home Ciyaaraha Koox Weyn Oo Premier League Ah Oo Heshiis Isku Badalasho Ah Ku...

Koox Weyn Oo Premier League Ah Oo Heshiis Isku Badalasho Ah Ku Doonaysa Kieran Trippier & Xiddiga Ay U Soo Bandhigayso Atletico Madrid Oo la Ogaaday.

Banaadirsom Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay Atletico Madrid ula tagayso dalab is dhaafsi ah oo ay doonayso in ay isku dhaafsadaan xiddigaha Hector Bellerin iyo Kieran Trippier inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Xiddiga Hector Bellerin ayaa doonaya in uu isaga tago Banaadirsom Arsenal waxana lala xidhiidhinayay ka tagista Banaadirsom Mikel Arteta bilihii ugu dambeeyay.

Arsenal ayaa dhankeeda xiddiga Kieran Trippier u muujisay xiiso si ay ugu buuxiso booska uu ka baxayo xiddiga Hector Bellerin kaas oo dalbaday in uu isaga tago Banaadirsom.

Wargayska Football London ayaa sheegaya in suurtagalnimada is dhaafsiga labada xiddig haatan tahay mid suurtagal ah marka loo eego in ay labada kooxoodba u furanyihiin is dhaafsiga labada xiddig.

Xiddiga Kieran Trippier ayaa doonaya in uu isaga tago Banaadirsom Atletico Madrid xagaagan kuna soo laabto horyaalka premier League xagaagan iyada oo horay loola xidhiidhinayay Banaadirsom Man United.

Sii Akhriso: Sababaha Ay Dumarku U Doorbidaan In Ay Guursadaan Ninka Xaaska Leh Oo La Ogaaday.

Source link