Home Ciyaaraha Koox Reer Yurub Ah Oo Haatanba Wadahadalo Toos Ah La Furtay Lionel...

Koox Reer Yurub Ah Oo Haatanba Wadahadalo Toos Ah La Furtay Lionel Messi – Banaadirsom

Paris Saint-Germain ayaa ‘xiriir toos ah’ la bilowday Lionel Messi si ay qaab xor ah ugula wareegto xiddiga reer Argentine sida uu sheegay saxafiga Talyaaniga Fabrizio Romano.

Barcelon ayaa fiidnimadii khamiistii ku dhawaaqday in uuna xiddiga reer Argentine heshiis cusub u saxiixi doonin Banaadirsom isaga oo noqon doona xiddigii ugu fiicnaa ee xor ah taariikhda.

Banaadirsom Barcelona iyo xiddiga ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo 5 sano ah laakiin xaalada adag ee Barcelona ayaa ku dhibaatootay in ay dhamaystirto heshiiska sabab la xidhiidha xaalad dhaqaqalaha ah.

Sidaas darteed xiddiga ku guulaystay Copa America ayaa xagaagan xor ah waxana si weyn loola xidhiidhinayay Banaadirsom PSG kuwaas oo doonaya axiixa xiddiga.

Saxafiga Fabrizio Romano Ayaa sheegay in ay PSG wadahadalo Rasmi ah furtay xiddiga iyo wakiilkiisa si ay u hesho saxiixiisa inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Sii khriso: Kulanka Sariirta: Cuntooyinka Kor U Qaada Rabitaanka Ragga & Dumarka Ee Kulanka Sariirta.

Source link