Home Ciyaaraha Klopp Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa & Xiddig Muhiim Ah Oo...

Klopp Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa & Xiddig Muhiim Ah Oo Dhaawac Uga Soo Laabtay Reds. – Banaadirsom

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Burnley kulan ka dhacaya Anfield kana tirsan todobaadkii 2-aad ee premier League.

Tababare Klopp ayaa shaxdiisa ku sameeyay 2 is badal isaga oo ku soo bilaabay shaxdiisa xiddigaha Henderson & Elliot isaga oo ku badalay xiddigaha Alex Oxlade-Chamberlain iyo James Milner.

Dhanka kale waxa si lama filaan ah kaydka ugu bilowday xiddiga Robertson inkasta oo uu dhaawac kuraanta ah ku maqnaa kulankii hore ee todobaadkii hore.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Tsimikas, Henderson, Keita, Mane, Jota, Elliott, Salah.

Kaydka: Adrian, Kelleher, Konate, Thiago, Firmino, Gomez, Jones, Minamino, Robertson.

Burnley: Pope, Lowton, Mee, Tarkowski, Taylor, Gudmundsson, Brownhill, Cork, McNeil, Barnes, Wood.

Kaydka: Hennessey, Norris, Rodriguez, Collins, Pieters, Bardsley, Thomas, Richardson, Dodgson.

Sii Akhriso: Sababaha Ay Raggu U Doorbidaan In Ay Xidhiidh La Sameeyaan Gabadhaha Da’da Waaweyn.

Source link