Home Ciyaaraha Kieran Trippier Oo Qaaday Talaabo Ku Dhawaynaysa Man United, Maxaa Cusub. –...

Kieran Trippier Oo Qaaday Talaabo Ku Dhawaynaysa Man United, Maxaa Cusub. – banaadirsom

Xiddiga lala xidhiidhinayo banaadirsom Man United ee Kieran Trippier ayaa wadahadalo kula jira xiddiga banaadirsom Man City ee Raheem Sterling si uu uga iibsado Guri uu Raheem Sterling ku leeyahay magaalada Manchester.

Xiddiga banaadirsom Man City ee Raheem Sterling ayaa iska iibinaya Guri uu ku leeyahay xaafada Cheshire kaas oo uu lahaa tan ilaa sanadkii 2017 waxana uu ku iibinayaa lacag dhan 3 milyan oo euro ah.

Warkan ayaa dabka ku sii shidaya Wararka xiddiga Kieran Trippier la xidhiidhinaya banaadirsom Man United kaas oo ay u doonayso in ay ku xoojiso daafaca Midig ee banaadirsom xilli ciyaareedka dambe.

Man United ayaa doonaysa in ay Kieran Trippier ka dhigto saxiixyadeeda cusub ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub iyada oo uu Solskjaer doonayo in uu la tartansiiyo xiddiga xiddiga Wan Bissaka.

Atletico Madrid ayaa Man United u sheegtay in ay bixiso 30 milyan oo euro si ay u hesho xiddiga xilli uu xiddiga reer England aad u doonayo in uu ku biiro banaadirsom Red Devils suuqa xagaagan.

Source link