Home Ciyaaraha Kai Havertz Oo Ku Digtay Arsenal Kadib Guushii Ay Chelsea Ka Gaadhay...

Kai Havertz Oo Ku Digtay Arsenal Kadib Guushii Ay Chelsea Ka Gaadhay Arsenal Kulan Saaxiibtinimada – Banaadirsom

Xiddiga Kai Havertz ayaa ku digtay Banaadirsom Arsenal kadib markii ay chelsea garaacday Gunners kulan ka tirsanaa saaxiibtinimooyinka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Xiddiga khadka dhexe ayaa gool ka dhaliyay Arsenal kulankii ay Chelsea 2/1 uga garaacday kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Havertz ayaa Goolhaye Leno kaga soo garab ciyaaray Bayer Leverkusen Iyo xulka Germany waxana uu ku digtay Goolhayaha Leno iyo Banaadirsom Arsenal isaga oo baraha bulshada soo dhigay sawir uu ugu diganayo.

Xiddiga Kai Havertz ayaa soo dhigay bogiisa Instagram-kiisa sawir uu ku hor dagaabl dagayo Goolhaye Leno kadib markii uu goolka ka dhaliyay kulankii saaxiibtinimada ee ay chelsea badisay.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 5 Arin Oo Hadii Uu Ninku U Sameeyo Gabadha Ayna Waligeed Ku Iloobin Ninkaas

Source link