Home Ciyaaraha Kadib Varane, Real Madrid Oo Xaraashaysa Xiddig Muhiim U Ah Banaadirsom –...

Kadib Varane, Real Madrid Oo Xaraashaysa Xiddig Muhiim U Ah Banaadirsom – Banaadirsom

Milan (Italy), 25/11/2020.- Real Madrid’s Rodrygo (C) jubilates with his teammates after scoring during the UEFA Champions League Group B soccer match between Inter and Real Madrid at Giuseppe Meazza stadium in Milan, Italy, 25 November 2020. (Liga de Campeones, Italia) EFE/EPA/MATTEO BAZZI

Real Madrid ayaa go’aansatay inay iska iibiso xddigeeda reer France ee Ferland Mendy Inta lagu jiro suuqa xagaagan waxana ay go’aamisay lacagta ay donayso in ay ku iibiso xiddiga suuqa xagaaga.

Banaadirsom Real madrid ayaa sii wada iibinta ama xaraashka xiddigaha kooxdeeda kadib markii ay iska fasaxday xiddigaha Sergio Ramos iyo Varane oo ku kala biiray kooxaha PSG iyo Man United.

Los Blancos ayaan diidayn in ay iska iibiso xiddig kasta oo kooxdeeda ah marka loo eego in ay Banaadirsom joogaan 27 xiddig loona baahanyahay 23 ilaa 24 xiddig marka uu bilowdo xilli ciyaareedku.

Sida laga soo xigtay wargeyska ABC, Mendy ayaa ka mid ah xiddigaha ay Banaadirsom Real Madrid doonayso in ay iska iibiso inta lagu jiro suuqa xagaagan waxana ay diyaar u tahay in ay aqbasho dalab dhan 50 milyan oo euro.

Isla wargayska ayaa sheegaya in ayna Real madrid diidayn dhagaysiga dalabyada u imanaya xiddiga reer France hadii ay kooxuhu diyaar u yihiin in ay bixiyaan lacagta ay ku iibinayso xiddiga.

Sii Akhriso: Ninka Quruxda Badan Mise Ninka Aan Quruxda Lahayn? Midkee Ayaa Farxad Dareensiiya Gacalisadiisa.

Source link