Home Ciyaaraha Kadib Trent Alexander-Arnold, Liverpool Oo Qorshaynaysa In Ay 6 Xiddig Heshiis Cusub...

Kadib Trent Alexander-Arnold, Liverpool Oo Qorshaynaysa In Ay 6 Xiddig Heshiis Cusub Ka Saxiixato. – Banaadirsom

Banaadirsom Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay ku rajo weyn tahay in ay Lix xiddig ka saxiixato heshiisyo cusub kadib markii ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga daafaca ka ciyaara ee Trent Alexander-Arnold.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo 4 sano ah iyada oo kooxdu ku dhawaaqday saxiixa jimcihii shalay taas oo keenaysa in uu xiddigu sii joogo ilaa xagaaga 2025.

Si kasta ha ahaatee wargayska The Athletic ayaa sheegaya in ay Liverpool haatan bilabayso in ay heshiis cusub ka saxiixato 6 xiddig oo Banaadirsom muhiim u ah waliba doonayso in ay arintaas dhamaystirto ka hor dhamaadka sanadkan.

Wararka ayaa sheegaya in xiddigaha Andrew Robertson, as well as Alisson Becker, Fabinho, Virgil van Dijk, Mohamed Salah & Sadio Mane dhamaantood heshiis cusub u saxiixi doonaan Banaadirsom Liverpool.

Sidoo kale Liverpool ayaa doonaysa in ay sii haysato xiddiga kabtanka u ah Banaadirsom Liverpool ee Jordan Henderson waliba ka saxiixdaan heshiis cusub oo uu ciyaaraha kaga fadhiisanayo Liverpool.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sidee Ayaad U Xidhan Kartaa Qalbiga Gabadha Adiga Oo Aan Ku Odhan Kalamada “Waan Ku Jecelahay”. Waa Waddo Fudud.

Source link