Home Ciyaaraha Juventus Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Cristiano Ronaldo – banaadirsom

Juventus Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Cristiano Ronaldo – banaadirsom

Madaxweyne ku xigeenka banaadirsom Juventus Pavel Nedved ayaa sheegay in Cristiano Ronaldo uu la sii joogi doono banaadirsom reer Talyaani wixii ka dambeeya dhamaadka suuqan xagaaga.

Xiddiga reer Portugal ayaa si weyn loola xidhiidhinayay in uu ka tagayo banaadirsom Juventus bilihii ugu dambeeyay iyaag oo kooxaha Man United iyo PSG Doonayaan saxiixa xiddiga.

Si kasta ha ahaatee Nedved ayaa sheegay in uuna xiddiga 36 jirka ah meelna uga socon banaadirsom waliba uu maalinta Isniinta ku soo laaban doono tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

“Ronaldo waxa loo yeedhay 26 july, waxa uu tababarka ku soo laaban doonaa Isniinta”ayuu Nedved u sheegay Sky Italia.

Ronaldo ayaa dhaliyay 101 gool 133 kulan oo uu ciyaaray tartamada oo dhan tan ilaa markii uu banaadirsom kaga soo biiray banaadirsom Real Madrid sanadkii 2018.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 6-da Waddo Ee Ugu Fiican Ee Aad Ku Soo Jiidan Kartid Dareenka Wiilka Aad Ka Heshay

Source link