Home Ciyaaraha Juventus Oo Doonaysa Saxiixa Xiddig Chelsea U Ciyaara Oo Wacaro Dhigaya. –...

Juventus Oo Doonaysa Saxiixa Xiddig Chelsea U Ciyaara Oo Wacaro Dhigaya. – banaadirsom

Wakiilka Jorginho ayaa xaqiijiyay in ay banaadirsom Juventus doonayso saxiixa xiddiga khadka dhexe kadib qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee uu soo bandhigay euro 2020.

Xiddiga ayaa door weyn ka ciyaaray ku guulaysiga xulka Italy ee euro 2020 taas oo keentay in uu xiiso ka helo kooxaha waaweyn ee reer yurub.

Xiddiga 29 jirka ah ayuu 2 sano uga dhimanyahay heshiiskiisa chelsea waxana uu xiddig muhiim ah ka noqday banaadirsom Thomas Tuchel isaga oo banaadirsom kula guulaystay champions League.

Sida laga soo xigtay wargayska The Sun wakiilka xiddiga ayaa xaqiijiyay in ay Juventus doonayso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee reer Italy.

Santos oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Waan xaqiijin karaa in uu xiiso uga yimid Juventus”

Source link