Home Ciyaaraha Juventus Oo Barcelona Ula Tagtay Qorshe Ay Kaga Helayso Saxiixa Miralem Pjanic...

Juventus Oo Barcelona Ula Tagtay Qorshe Ay Kaga Helayso Saxiixa Miralem Pjanic – banaadirsom

banaadirsom Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay Barcelona u soo bandhigtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Aaron Ramos si ay uga hesho badalkiisa xiddiga Miralem Pjanic inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Ramsey ayaa si weyn loola xidhiidhinayay in uu ka tagayo Juventus kadib markii uu ku dhibaatooday xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay banaadirsom dhanka kale Pjanic ayaan wakhti fiican ku qaadan Barcelona tan ilaa markii uu ku biiray banaadirsom.

Haatan Wargayska Calciomercato ayaa sheegaya in ay banaadirsom Juventus Barcelona u soo bandhigtay xiddiga Ramsey si ay ugu badashaan Pjanic inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Tababare Allegri ayaa Pjanic kula soo shaqeeyay banaadirsom Juventus waxana uu doonayaa in uu mar kale xiddiga reer Bosnia kula shaqeeyo banaadirsom Juventus xilli ciyaareedka dambe.

Dhanka kale Barcelona ayaa doonaysa xiddig khadka dhexe ka ciyaara oo mushahar yar qaata maadama ay doonayso in ay dhinto mushaharka ay siiso xiddigaha banaadirsom haatan jooga.

Source link