Home Ciyaaraha Jurgen Klopp Oo Rajo Dhanka Suuqa Ah Galiyay Taageerayaasha Kooxdiisa, Maxaa Cusub?...

Jurgen Klopp Oo Rajo Dhanka Suuqa Ah Galiyay Taageerayaasha Kooxdiisa, Maxaa Cusub? – Banaadirsom

Jurgen Klopp ayaa si maldahan u sheegay in ay Liverpool samayn karto saxiixyo kale ka hor inta uuna xidhmin suuqa kala iibsigu xilli uu isha ku hayo in ay dib ugu guulaystaan horyaalka premier League.

Reds ayaa soo qaadatay suuq dagan iyaga oo kaliya ilaa haatan sameeyay hal saxiix kaas oo ah daafaca dhexe ee Ibrahima Konate kaas oo ay kala soo wareegeen Banaadirsom RB Leipzig.

Kooxaha la xafiiltama ee Liverpool ayaa si xoogan suuqa u galay iyaga oo kooxaha Arsenal, Man City iyo Man City sameeyeen saxiixyo waaweyn.

Klopp oo ka hadlaya arimaha suuqa ayaa yidhi”Waan ku faraxsanahay Banaadirsom aan haysto, laakiin arintaas lama macno ahan in aanan suuqa waxba kala soo wareegi doonin”.

“Laakiin ilaa inta ay wax ka dhacayaan, waxa aan ku faraxsanahay xiddigaha aan haysto”.

Sii Akhriso: Hadii Aad 12-Kan Calaamad Ka Heshid Fariimaha Qofka Aad Jeceshahay Waxa Ay La Mid Tahay In Uu Qofkaasna Ku Jecelyahay.

Source link