Home Ciyaaraha Jürgen Klopp Oo Kashifay Kulanka Uu Virgil Van Dijk Ciyaari Doono –...

Jürgen Klopp Oo Kashifay Kulanka Uu Virgil Van Dijk Ciyaari Doono – banaadirsom

Jürgen Klopp ayaa xaqiijiyay Virgil van Dijk inuu ka soo laaban karo dhaawac muddo dheer uu ka maqnaa kulankii saaxiibtinimo ee khamiistii ay banaadirsom Hertha BSC ku dhex mari doona Innsbruck.

Daafaca, oo aan ciyaarin tan iyo markii uu maray qalliinka jilibka bishii October ee la soo dhaafay, ayaa laga yaabaa inuu ciyaaro kulanka ay Liverpool la ciyaari doonto banaadirsom Bundesliga ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka.

Isaga oo la hadlaya Liverpoolfc.com Klopp ayaa yidhi: Waan rajaynayaa, laakiin ma hubo, waxa jirta fursad uu ku ciyaari karo daqiiqadihii ugu horeeyay”.

“Waxa uu u muuqdaa mid fiican marka uu tababarka ku jiro, waxana laga yaabaa in aan ciyaarsiin karno laakiin waxa aan u baahanay warbixin kama dabays ah laakiin waxa uu u muuqdaa mid fiican”.

Source link