Home Ciyaaraha Jurgen Klopp Oo G’aan Ka Gaadhay Riyada Philippe Coutinho Ee Ku Laabashada...

Jurgen Klopp Oo G’aan Ka Gaadhay Riyada Philippe Coutinho Ee Ku Laabashada Anfield – banaadirsom

Xiddiga Philippe Coutinho ayaa ku riyoonayay inuu ku laabto Liverpool ka hor inta uusan Jurgen Klopp burburin rajadiisa, sida laga soo xigtay wargeyska Catalonia ee Sport.

Ku biiristii Philippe Coutinho ee banaadirsom Barcelona ayaa noqotay mid aan lagu guulaysan iyada oo uu xiddigu si weyn ugu fashilmay tan ilaa markii uu ku biiray banaadirsom sanadkii 2018.

Xiddiga reer Brazil ayaa la sheegayay in uu doonayo in uu ku laabto Anfield halkaas oo uu wakhti fiican ku qaatay intii uu joogay banaadirsom.

Sida laga soo xigtay Sport, riyadii Coutinho ee ku laabashada Anfield ayaa dhimatay kadib markii uu Klopp meesha ka saaray in uu dib u soo celinayo xiddigii hore ee Inter Milan.

Klopp ayaan doonayn in uu Philippe Coutinho ku soo laabto banaadirsom maadama uuna u baahnayn xiddiga reer Brazil kadib markii uu dhaawac xun ka soo gaadhay jilibka xilli ciyaareedkii hore.

Source link