Home Ciyaaraha Jorginho & Leonardo Bonucci Oo Ku Digtay Xulka England Kadib Ku Guulaysigii...

Jorginho & Leonardo Bonucci Oo Ku Digtay Xulka England Kadib Ku Guulaysigii Euro 2020. – banaadirsom

Xiddigaha reer Italy ee Jorginho iyo Leonardo Bonucci ayaan wakhti badan iska lumin kadib markii ay ku digteen Xulka England kadib markii uu xulka Italy rikoodhayaal ugu guulaystay koobka euro 2020.

Labada xiddig ayaa ku heesay “Waxa uu kuubku imanayaa Rome” iyaga oo ku diganaya taageerayaasha xulka England oo tan ilaa bilowgii tartanka ku heesyay “Koobku waxa uu imanayaa Guriga” iga oo uga jeeda England.

Xulka England ayaa gool ku hor maray qaybtii hore ee ciyaarta laakiin xulka Italy ayaa dhaliyay goolka bar-baraha qaybtii dambe ee ciyaarta iyada oo labada xul isla gaadheen rikoodhayaal.

Xiddigaha Jadon Sancho, Marcus Rashford iyo Bukayo Saka ayaa xulka England ka khasaariyay rikoodhayaashii iyaga oo xulka Italy sidaas ugu guulaystay koobka Euro 2020.

Kadib markii ay ciyaartu labada xiddig ee Jorginho iyo Leonardo Bonucci ayaa kadib ciyaarta ku heesay “Koobku Waxa uu imanaya Rome”.

.



Source link