Home Ciyaaraha Jordan Henderson Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Liverpool, Maxaa Cusub? – banaadirsom

Jordan Henderson Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Liverpool, Maxaa Cusub? – banaadirsom

Kabtanka Liverpool Jordan Henderson ayaa lagu soo waramayaa inuu haatan qarka u saaran yahay inuu banaadirsom sii joogo xilli ciyaareedka 2021-22.

Reds ayaa la rumaysanyahay in ay wadahadalo heshiis kordhin ah la furtay xiddiga laakiin xiddiga ayaa lala xidhiidhinayaa ka tagista banaadirsom kadib markii ay bur-bureen wadahadaladu.

Henderson ayay 2 sano uga dhimantahay heshiiskiisa Liverpool taas oo la macno ah in ayna kooxdu cadaadi badan ku saarnayn in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga.

Saxafia Dean Jones ayaa beeniyay wararka Henderson la xidhiidhinaya ka tagista banaadirsom Liverpool isaga oo sheegay in uu xiddigu sii joogi doono banaadirsom.

“Ma jirto fursad uu Henderson uga tagi doono Liverpool xagaagan sababta oo ah banaadirsom oo dhan ayaa bur-buraysa”ayuu Jones u sheegay Eurosport

Source link