Home Ciyaaraha  Jamie Carragher Oo Saadaaliyay Hanaanka Finalka Euro2020 Ee Italy Vs Ingiriiska, Yaa...

 Jamie Carragher Oo Saadaaliyay Hanaanka Finalka Euro2020 Ee Italy Vs Ingiriiska, Yaa Qaadaya – banaadirsom

Jamie Carragher ayaa aaminsan in finalka Euero2020 ee Ingiriiska iyo Italy la isla gaari doono rigooro , waxa ayna labadaas qaran kulmayaan axadda

Waxaa xusid mudan in labadaas qaran ay fnalka ugu soo gudbeen ka dib markii ay ciyaareen 120 daqiiqo  xilli Italy rgoorayaal ku garacaday Spain hala Ingiriiska 2/1 uga abdiyee Denmark waqtigii dheeriga

” Ingiriiska daafac ahaan iyaga ugu xooganaa tartankaan , kaliya hal gool ay qaabileen halak Italy qaabileen sedex gool”.

Sky Sport ayuu laacibkaan hore Liverpool ka yiri” waxaan aaminsanahay in ay noqoneyso ciyaar adag, waxaan aaminsanahay in rigoore la isla gaari doono ka dibna Ingiriiska ayaa qaadaya koobkaan”.

” Min hal gool ayay ku dhameysan doonaan ka dib rigoore ayaaa a aadayaa” ayuu sii raaciyay Jamie Carragher

Waxaa xusid mudan in Ingiriiska aysan Italy waligood kaga badin tartanka weyn

Source link