Home Ciyaaraha Jamie Carragher Oo Kashifay LABA Sabab Oo Ayna Liverpool Ugu Dhawaan Doonin...

Jamie Carragher Oo Kashifay LABA Sabab Oo Ayna Liverpool Ugu Dhawaan Doonin Lionel Messi. – Banaadirsom

Halyeeyga Liverpool ee Jamie Carragher ayaa sheegay in uu Jecelyahay in uu Premier League k arko Lionel Messi laakiin sheegay in ayna Liverpool xitaa u dhawaan doonin saxiixa Xiddiga Barcelona.

Messi ayaa si Rasmi ah loo xaqiijiyay in uu isaga tagi doono Banaadirsom Barcelona kadib markii uu fashilmay heshiiskii cusbaa ee uu u saxiixayay Banaadirsom.

Jamie Carragher ayaa rumaysan in uu Messi ku biiri karo Man City laakiin ayna kooxdisii hore u dhaqaaqi doonin Messi sabab la xidhiidha awooda dhaqaale ee ku baxaysa.

“Waan rajaynayaa, waaan jeclaan lahaa in aan Messi ku arko Premier League”ayuu Jamie Carragher yidhi markii wax laga waydiiyay arimaha messi iyo Premir League.

“Waxa aan doonayaa in aan daawado ciyaartiisa kadib aan falanqeeyo Banaadirsom kaliya ee uu ku biiri karo England ayaana ah Man City”.

“Uma malaynayo in ay liverpool u dhaqaaqi doonto sabab la xidhiidha Dhanka dhaqaalaha iyo sababta kale oo ah in uu ku soo baxayo qaab ciyaareedka Man City”.

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Cuntooyinka Kor U Qaada Rabitaanka Ragga & Dumarka Ee Kulanka Sariirta.

Source link