Home Ciyaaraha James Rodriguez Oo Magacaabay Banaadirsom Ay Tahay In Uu Lionel Messi Ku...

James Rodriguez Oo Magacaabay Banaadirsom Ay Tahay In Uu Lionel Messi Ku Biiro, Mana Ahan PSG & Man City. – Banaadirsom

Xiddiga weerarka uga ciyaara Banaadirsom Everton ee James Rodriguez ayaa magacaabay Banaadirsom uu doonayo in uu Lionel Messi ku biiro kadib markii uu si Rasmi ah uga tagay Banaadirsom Barcelona.

Lionel Messi ayaa isaga tagay Banaadirsom Barcelona kadib markii uu ku fashilmay in uu heshiis cusub u saxiixo Banaadirsom Barcelona oo uu sanado badan joogay.

Xiddiga James Rodriguez ayaa sheegay in uu Lionel Messi u dhaqaaqo Banaadirsom Juventus si uu uga garab ciyaaro xiddiga ay xafiiltamaan ee Cristiano Ronaldo.

“Messi waa inuu ku biiro Juuventus si uu uga garab ciyaaro Cristiano Ronaodo, waxa ay noqon doonaan Bam”ayuu James yidhi.

“Waa riyada kooxo badan in ay iska garab ciyaaraan labada xiddig ee ugu fiican adduunka”ayuu sii raaciyay.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Quruxda Badan Ee Ayna Dumarku Ka Baxsadaan Xitaa Quruxdiisa, Iska Baadh Sifooyinkaas

Source link