Home Ciyaaraha Jadon Sancho Oo Balan Qaad Sameeyay Kadib Markii Uu Ku Biiray Man...

Jadon Sancho Oo Balan Qaad Sameeyay Kadib Markii Uu Ku Biiray Man United. – banaadirsom

Xiddiga cusub ee banaadirsom Man United ayaa balan qaaday in uu koobabka dib ugu soo celin doon Man United kadib markii uu dhamaystiray ku biiristiisa Man United.

Koobkii ugu dambeeyay ee ay Man United ku guulaystay ayaa ahaa sanadkii 2017 markaas oo ay ku guulaysteen Europa League kaas oo ah koobkii ugu horeeyay kadib markii uu Sir Alex Ferguson ka fadhiistay ciyaaraha.

Laakiin xiddiga Jadon Sancho oo Man United ku soo biiray ayaa sheegay in uu dib ugu soo celin doono Old Trafford wakhtigii fiicnaa iyo koobabkiii.

“Ma sugi karo in aan bilaabo sida iska cad waxa aan doonayaa in aan koobabka ku soo celiyo banaadirsom”ayuuu Sancho yidhi.

“Fursadii ahayd in aan ku biiro Man United ayaa run ii noqotay”ayuu sii raaciyay.

“Man United waa koox da’yar ah waxana aan ogahay in aan horumar samayn karno si aan banaadirsom ugu soo celino koobabka ay u qalmaan”ayuu sii raaciyay.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Nooc Oo Dumarka Ah Oo Ay Tahay In Aad Ka Fogaato Nininow, Mida 4-aad Ayaa Ugu Halis Badan.

Source link