Home Ciyaaraha Jack Grealish Oo Qaadaya Talaabo U Dhawaynsay Ku Biirista Man City. –...

Jack Grealish Oo Qaadaya Talaabo U Dhawaynsay Ku Biirista Man City. – Banaadirsom

Xiddiga khadka dhexe ee Jack Grealish ayaa lagu soo waramayaa in uu warqada bixitaanka u gudbin doono Banaadirsom Aston Villa si uu ugu biiro Banaadirsom Man City marka uu ka soo laabto fasaxa sida ay sheegayaan wararku.

Banaadirsom difaacanaysa premier League ayaa la rumaysanyahay in ay diyaar u tahay dalab 100 milyan ah si ay u hesho xiddiga kubad sameeyaha ah.

Grealish ayaa ku soo laaban doona tababarka todobaadka dambe kadib markii la siiyay faxa dheeri ah kadib markii uu xulka England la gaadhay Final-ka euro 2020.

Laakiin City ayaa la sheegayaa in ay dalab sareeya ka gudbisay xiddiga 25 jirka ah iyada oo wadahadalo kula jirta Banaadirsom Aston Villa.

Grealish oo xirfadiisa ciyaareed oo dhan ku qaatay Aston Villa ayaa doonaya in uu isaga tago Banaadirsom inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Wargayska Daily Star ayaa sheegaya in uu Grealish warqada bixitaanka u gudbin dono Banaadirsom Aston Villa si uu ugu qasbo in ay ka iibiso Banaadirsom Man City suuqa xagaagan.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sidee Ayaad U Xidhan Kartaa Qalbiga Gabadha Adiga Oo Aan Ku Odhan Kalamada “Waan Ku Jecelahay”. Waa Waddo Fudud.

Source link