Home Ciyaaraha Jack Grealish Oo Ku Baasay Tijaabada Caafimaadka – Banaadirsom

Jack Grealish Oo Ku Baasay Tijaabada Caafimaadka – Banaadirsom

Xiddiga Jack Grealish ayaa ku baasay tijaabada caafimaadka Banaadirsom Man City ka hor inta aanu dhamaystirin heshiiska uu 100-ka milyan ugu biirayo Banaadirsom Man City.

Xiddiga Aston Villa oo 25 jir ah aya la arkay isaga oo ka sii baxaya garoonka tababarka Man City kadib markii uu ka baxay tijaabada caafimaadka Banaadirsom difaacanaysa horyaalka premier League.

Jack Grealish ayaa talaabo u qaaday in uu ku biiro Banaadirsom Man City kadib markii uu dhamaystiray tijaabada caafimaadka Banaadirsom.

Xiddiga reer England ayaa la sheegayaa in si Rasmi ah loogu dhawaaqi doono saxiixiisa saacadaha soo socda si uu u noqdo saxiixa ugu horeeya ee ay Banaadirsom Man City samaysay.

Grealish ayaa soo afjaray fasaxii xagaaga si uu u go’aamiyo mustaqbalkiisa waxana uu haatan ku biiri doonaa Banaadirsom Man City isaga oo noqon doona saxiixa ugu qaalisan ee xiddig reer England.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ay Gabadh Walba Ka Raadiso Ninka Ka Hor Guurka, Hadii Aad Sifooyinkan Leedahay Waad Helaysaa Gabadh Nolosha Kula Wadaagta.

Source link