Home Wararka Maanta Itoobiya Oo kashiftay Qorshaheeda Cusub Ee Dekada Ber bera & Halista Soomaaliya

Itoobiya Oo kashiftay Qorshaheeda Cusub Ee Dekada Ber bera & Halista Soomaaliya

Wasirada Gadiidka ee Dawlada Faderalka Itoobiya marwo Dagmawit_Moges ayaa sheegtay iyada oo shir saxafaded ku qabaday xafiskeda Arimo kusaabsan Geeska Africa.

Waxay Wasiir Moges sheegtay in dhaqaale badan ay ka heli doonaan howlaha Dekada Berbera oo dhawaan qeyb cusub lagu soo kordhiyey.

“Dekada Berbera ee Dalka Somaliland waxa ay daboshay bahidi Dakadaha ee u delkenu qabay waxanan si tosa u bilabnay in anu wax kala so degno waxna ka dhofino waxanay arintani kor usii qadaysa xidhidhka ganacsi ee ka dhexeya labada dal ee itoobiya iyo Somaliland hada waxa dekeda ber bera ee cusub tagan markab weyn oo u raran ganac satada dalkena”

Itoobiya ayaa hadal heyn uu abuuray Markab ay leedahay oo magaca Jigjiga,loo bixiyey taas oo baraha bulshada la wareejinayey saacadihii lasoo dhaafay.

Source link