Home Wararka Maanta Itoobiya oo ka hortagtay weeraro kaga yimid Al-Shabaab

Itoobiya oo ka hortagtay weeraro kaga yimid Al-Shabaab





Sida Lagu Sheegay War kasoo baxay taliska Nabadgalyada Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiye waxeey Sheegeen inay Ciidamadooda  Gaar ah ee ilaalada kahaayo Xaduudaha ay  ka hortegeen Weerar qorsheeyesan oo dhanka  Xarkada Al-Shabaab kaga yimaaday.

Dagaal Ciidamadooda Xaduudka Soomaliya la wadagaan jooga Degaanka Sabad xume oo qiyaastii 45KM dhanka Waaqooyi Galbeed  Kaga beegan Magaalada baladweyne ayey  Dowlad degaanka Soomaalida Sheegeen inay  ugu yaraan hal qof oo kaTirsan Al shabaab ku  dileen qof kalan ku dhawaceen Laba qorin ku  furteen Sida aay Baahiyeen,

Ragii weerarka qaaday ayey Sheegeen inay dib  u soo celiyeen Xili Markaas aay doonayeen  inay Gudaha u galaan Itoobiye,

Dadka degaanka ayaa sheegay in Shalay  Dagaal Culus oo mudo qaatay u kadhacay  Degaanka Sabad xume iyo aagiisa Aydoo  Dagaalkaas khasaaro kala duwan Sababay  inkasto dhanka Dowlad degaanka aysan  sheegiin khasaaraha dhankooda Gaaray,

Maahan Markii ugu horeeysay oo Shabaabku  degaanka oo kuyaalo Xadka Itoobiye iyo Soomaaliya ay Wadaagan weerar Sidan oo kale  aay kuqaadan hayeeshee weerarkan ayaa imaanayo Xili rabashado iyo Dagaalo kasocodaan dalkaas Itoobiye.




Source link