Home Ciyaaraha Inter Milan Oo Chelsea U Dirtay Fariin Ku Saabsan Romelu Lukaku –...

Inter Milan Oo Chelsea U Dirtay Fariin Ku Saabsan Romelu Lukaku – banaadirsom

Weeraryahanka banaadirsom Inter Milan Romelu Lukaku lama iibin doono xagaagan sida uu sheegay agaasimaha guud ee banaadirsom Beppe Marotta.

Xiddiga 28 jirka ah ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareed cajiib ah isaga oo dhaliyay 24 gool 36 Kulan kooxdana kula guulaystay horyaalka Serie A-da markii ugu horaysay muddo 11 sano ah.

Qaab ciyaareedka xiddiga reer Belguim ayaa soo jiitay kooxaha chelsea iyo Man City kuwaas oo doonaya saxiixiisa inta lagu jiro xagaagan.

Ka hor kulanka saaxiibtinimada ee ay Inter la ciyaarayso banaadirsom Pergolettese, Morata ayaa muujiyay sida uu Lukaku Muhiimka ugu yarahy banaadirsom ku ciyaarta San Siro.

“Anaga dhankeena waxa aan odhan karaa, haa, dabcan Lukaku iib ma ahan, Lukaku waa xiddig muhiim u ah kooxdeena iyo tababare Simone Inzaghi”ayuu Moratta u sheegay Sportmediaset.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Ma ahan Qurux, Lacag, Labadan Arin Ku Dooro Gabadha Riyadaada

Source link