Home Ciyaaraha Inter Milan Oo Badalka Romelu Lukaku Ka Heshay Man United – Banaadirsom

Inter Milan Oo Badalka Romelu Lukaku Ka Heshay Man United – Banaadirsom

Banaadirsom Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay u dhaqaaqdo xiddiga weerarka uga ciyaara Banaadirsom Man United ee Anthony Martial si ay ugu buuxiyaan booska Romelu Lukaku kaas oo ku dhaw in uu ku biiro chelsea.

Chelsea iyo Inter Milan ayaa la sheegayaa in ay ka heshiiyeen saxiixa xiddiga Romelu Lukaku kaas oo tijaabada caafimaadka u mari doona Banaadirsom Chelsea maanta oo Axad ah.

Inter Milan ayaa la sheegayaa in ay haatanba isku diyaarinayso in ay u dhaqaaqdo badalka Romelu Lukaku iyaga oo u calaamadsaday xiddiga Banaadirsom Man United ee Anthony Martial.

Wargayska Mirror ayaa sheegaya in ay Inter Milan haatan wadahadalo la furtay Banaadirsom Man Unitd si ay ugala heshiiso saxiixa xiddiga Anthony Martial Iinta lagu jiro suuqa xagaagan.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 6 Sabab Oo Ay Gabadhu Uga Boodo Ninka Kulanka Ugu Horeeya, Iska Ilaali Ninow In Aad Ku Dhacdid

Source link