Home Ciyaaraha Ian Wright & Alan Shearer Oo Isku Raacay Banaadirsom Ku Guulaysan Doonta...

Ian Wright & Alan Shearer Oo Isku Raacay Banaadirsom Ku Guulaysan Doonta Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan – Banaadirsom

Ian Wright & Alan Shearer ayaa labadoduba u saadaaliyay chelsea in ay ku guulaysato Premier League xilli ciyaareedkan kadib markii ay Romelu Lukaku kala soo wareegeen Banaadirsom Inter Milan.

Banaadirsom chelsea ayaa ahayd koox awood leh tan ilaa markii uu Thomas Tuchel tababaraha u noqday Banaadirsom Chelsea iyaga oo ku guulaystay champions League xilli ciyaareedkii hore.

Banaadirsom Chelsea ayaa sidoo kale guul ku bilaabatay xilli ciyaareedka premier League iyaga oo 3/0 ku garaacay Banaadirsom Crystal Palace iyaga oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.

Marka la eego in aanu wali Lukaku wax kulan ah u ciyaarin chelsea Shearer iyo Wright ayaa rumaysa in ay chelsea awood u leedahay ku guulaysiga premier League xilli ciyaareedkan.

Shearer oo la hadlaya BBC Sport ayaa yidhi”Waxan u malaynayaa in uu xilli ciyaareedkan ka adkaan doono xilli ciyaareedkii hore”.

“Ku Biirista Lukaku ee chelsea ayaa wax walba badalaysa waana xiddigii ay u baahnaayeen sidaas darteed anigu waxa aan ku guulaysiga horyaalka u saadaalinayaa chelsea”ayuu sii raaciyay.

Wright ayaa isaguna yidhi”Waxa aan u saadaalinayaa chelsea maadama ay haatan Romelu Heleen”.

Source link