Home Ciyaaraha Hictor Bellerin Oo Warqada Bixitaanka U Gudbiyay Arsenal & banaadirsom Uu Doonayo...

Hictor Bellerin Oo Warqada Bixitaanka U Gudbiyay Arsenal & banaadirsom Uu Doonayo In Uu Ku Biiro Oo La Ogaaday. – banaadirsom

Xiddiga daafaca Midig uga ciyaara banaadirsom Arsenal ee Hector Bellerin ayaa lagu soo waramayaa in uu warqada bixitaanka u gudbiyay maamulka banaadirsom Arsenal si uu uga tago banaadirsom xagaagan.

Hector Bellerin ayaa maamulak kooxdiisa u sheegay in ay ka iibiso Inter Milan inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan si uu u ciyaaro tartan kale.

Wargayska Sun ayaa sheegaya in uu xiddiga reer Spain maamulka kooxdiisa u sheegay in uu doonayo in uu ku biiro banaadirsom Inter Milan suuqa xagaagan.

Inter Milan ayaa dhankeeda doonaysa saxiixa xiddia iyaga oo u arka badalka xiddiga Achraf Hakimi kaas oo banaadirsom ka tagay kuna biiray banaadirsom PS.

Isla wargayska ayaa sheegaya in ay Arsenal diyaar u tahay in ay Hector Bellerin u ogolaato in uu ku biiro banaadirsom Inter Milan laakiin waa in ay banaadirsom Reer Italy dalab fiican miiska saarto.

Source link