Home Ciyaaraha Heshiiska Ay Arsenal U Soo Bandhigtay Ruben Neves Oo La Ogaaday. –...

Heshiiska Ay Arsenal U Soo Bandhigtay Ruben Neves Oo La Ogaaday. – banaadirsom

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay u soo bandhigtay Xiddiga khadka dhexe ee banaadirsom Wolverhampton Wanderers Ruben Neves heshiis shan sano ah oo uu xagaaga ugu biirayo Emirates.

Gunners ayaa horay u macasalaameysay Matteo Guendouzi suuqa kala iibsiga ee haatan, halka Granit Xhaka la filayo in uu ku biiro banaadirsom Roma.

Arintaas darteed Mikel Arteta ayaa la filayaa in uu muhiimada siiyo saxiixa xiddiga khadka dhexe inta lagu jiro suuqa xagaagan iyaga oo haatanba ku dhaw saxiixa xiddiga Albert Sambi Lokonga.

Si kasta ha ahaatee saxafiga Nicolo Schira ayaa sheegaya in Arsenal iyo Wolves ay hada wadahadalo ku jiraan si ay uga heshiiyaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Ruben Neves.

Isla saxafiga ayaa sheegay in ay Arsenal miiska saartay heshiis 5 sano ah oo uu u saxiixi doono banaadirsom Gunners kaas oo diyaar u ah in uu ku biiro banaadirsom Arsenal.

Source link