Home Ciyaaraha Heshiis Dhacay? Arsenal Oo Ku Dhawaaqday Saxiix Cusub – banaadirsom

Heshiis Dhacay? Arsenal Oo Ku Dhawaaqday Saxiix Cusub – banaadirsom

banaadirsom Arsenal ayaa sii wada wacdarihii ay ka dhigaysay suuqa xagaagan iyaga oo sameeyay saxiix cusub kadib markii ay banaadirsom Fulham kala soo wareegeen xiddiga da’yarka ah ee Mika Biereth.

Wargayska The Athletic ayaa sheegaya in ay banaadirsom Arsenal si Rasmi ah u dhamaystirtay saxiixa xiddiga da’yarka ah ee Mika Biereth kaas oo ay ka mid noqday saxiixyada cusub ee ay kooxdu samaysay xagaagan.

Xiddiga Mika Biereth oo 18 jir ah ayaa aad loo qiimeeyaa kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo uu ku soo bandhigay banaadirsom da’yarka ah ee banaadirsom Fulham xilli ciyaareedkii dhamaaday.

Xiddiga Mika Biereth ayaa dhaliyay 21 gool 21 kulan oo uu ciyaaray kulamada banaadirsom da’yarka ah ee banaadirsom Fulham.

Xiddiga ayaa xiiso ka helay dhamaan kooxaha waaweyn ee premier League laakiin xiddiga reer England ayaa doortay in uu ku biiro banaadirsom Arsenal kadib markii uu la dhacay sida ay xiddigaha da’yarka ah fursadaha u siiyaan.

Xiddiga Mika Biereth ayaa si toos ah ugu biiri doona Akademiyada banaadirsom Arsenal isaga oo u soo dalici doona banaadirsom 1-aad marka uu la qabsado banaadirsom 1-aad.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 6-da Waddo Ee Ugu Fiican Ee Aad Ku Soo Jiidan Kartid Dareenka Wiilka Aad Ka Heshay

Source link