Home Ciyaaraha Hector Bellerin Oo Ku Dhaw In Uu Ka Tago Arsenal, Kooxdee Ayuu...

Hector Bellerin Oo Ku Dhaw In Uu Ka Tago Arsenal, Kooxdee Ayuu Ku Wajahanyahay. – banaadirsom

banaadirsom Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo horumar leh kula jirto banaadirsom Arsenal oo ay ka doonayso saxiixa xiddiga daafaca Midig ee Hector Bellerin.

Xiddiga reer Spain ayaa si weyn loo filayaa in uu isaga tago banaadirsom Arsenal inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan inkasta oo ay 2 sano uga hadhsanatahay heshiiskiisa banaadirsom.

Paris Saint-Germain ayaa ahayd banaadirsom ugu cad-cad saxiixa xiddiga Bellerin laakiin Inter Milan ayaa haatan ku dhaw in ay dhamaystirto saxiixa xiddiga.

Sida laga soo xigtay The Express, banaadirsom heysata horyaalka Serie A ayaa ku dhow inay dhamaystirto saxiixa xiddiga iyaga oo ku dhaw in ay heshiis amaah ah kula wareegaan xiddiga marka hore.

Tababaraha Arsenal ee Mile Arteta ayaa la aaminsanyahay in uu diyaar u yahay in uu iska fasaxo xiddiga 26 jirka ah isaga oo doonaya in uu dib u dhis ku sameeyo kooxdiisa xagaagan.

Source link