Home Ciyaaraha Hector Bellerin Oo Ku Dhaw In Uu Ka Tago Arsenal, Horyaalkee Ayuu...

Hector Bellerin Oo Ku Dhaw In Uu Ka Tago Arsenal, Horyaalkee Ayuu Ku Wajahanyahay. – banaadirsom

Xiddiga daafaca Midig uga ciyaara banaadirsom Arsenal ee Hector Bellerin ayaa ogolaaday in uu ku biiro banaadirsom Inter Milan sida ay sheegayaan wararku.

Inter Milan ayaa suuqa ugu jirta badalka Hakimi Kaas oo ka tagay banaadirsom kuna biiray banaadirsom PSG kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu ku qaatay banaadirsom.

Inter Milan ayaa xiddia reer Spain ee Bellerin u calaamadsatay badalka macquulka ah ee Hakimi inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Arsenal ayaa dhankeeda diyaar u ah in ay iska iibiso xiddiga kadib markii uu ka baxay qorshaha tababare Mikel Arteta xilli ciyaareedkii hore.

Wargayska MARCA ayaa haatan sheegaya in uu Hicyor Bellerin diyaar u yahay kuna faraxsanyahay in uu ku biiro banaadirsom Inter Milan inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan

Source link