Home Ciyaaraha Hazard, Ramos, Ronaldinho & 14-kii Xiddig Ee Iska Diiday In Ay Ku...

Hazard, Ramos, Ronaldinho & 14-kii Xiddig Ee Iska Diiday In Ay Ku Biiraan Man United. – Banaadirsom

Banaadirsom Man United ayaa sanadihii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga u adeegsatay in ay ku xoojiyaan kooxdooda taariikhda.

Man United ayaa leh Akademiyad ay ka soo saarto xiddigo heer sare ah laakiin sidoo kale waxa ay suuqa u galaan si ay u horumariyaan Banaadirsom 1-aad.

Red Devils ayaa samaysay saxiixyo waaweyn taariikhdooda kuwaas oo caawiyay Banaadirsom kulana guulaystay koobab badan laakiin sidoo kale waxa jira xiddigo badan oo ay ku fashilantay taariikhdooda in ay la soo saxiixato.

Hadaba wargayska StarSport ayaa soo bandhigay warbixin uu ku soo saaray 14-ka xiddig ee ay Man United ku fashilantay saxiixooda taariikhda Banaadirsom.

1.Eden Hazard:

Banaadirsom Man United ayaa doonaysay saxiixa xiddiga reer Belguim ee Eden Hazard kadib markii uu qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay Banaadirsom Lille sanadkii 2012 laakiin chelsea ayaa Man United ku garaacday saxiixa xiddiga sanadkii ay ku guulaystay champions League.

2.Ronaldinho:

Taageerayaasha Man United ayaa mar walba is waydiiya waxa dhici lahaa hadii uu Ronaldinho ku biiro Banaadirsom Man United, waxa la sheegayaa in ay Red Devils ku dhawayd saxiixa xiddiga Ronaldinho ka hor intii uuna xiddigu iska diidin Banaadirsom kana dooran Banaadirsom Barcelona.

3.Sergio Ramos:

Sergio Ramos ayaan ahayn waliba aan noqon doonin xiddigii ugu dambeeyay ee Man United u adeegsada in uu kooxdiisa kaga helo heshiiska uu doonayo, Ramos ayaana sidaas sameeyay sanadkii 2015 isaga oo si weyn loola xidhiidhinayay ka hor inta uuna Real Madrid u saxiixin heshiis 5 sano oo cusub ah.

4.Erling Haaland:

Xiddiga Haaland ayaa iska diiday Banaadirsom Man United xagaagii hore inkasta oo ay Banaadirsom ku ciyaarta Old Trafford si aad ah u doonaysay saxiixa xiddiga iyada oo uu Solskjaer xitaa si toos ah ula xidhiidhay xiddiga, laakiin Xiddiga Haaland ayaa ka doortay ku biirista Banaadirsom Borussia Dortmund.

5.Antoine Griezmann:

Antoine Griezmann ayaa u muuqday mid ka tagaya Atletico Madrid xagaagii 2017 taageerayaasha United ayaana si aad ah u doonayay in ay xiddiga ku arkaan Old Traffordd, United ayaa xitaa diyaar u ahayn in ay bixiso lacagta lagu bur-burinayo heshiiskiisa, laakiin xiddiga Antoine Griezmann ayaa ugu dambayn go’aansaday in uu iska sii joogo koxda Atletico Madrid.

6.Gabriel Batistuta

7.Cesc Fabregas

8.Toni Kroos

9.John Obi-Mikel

10.Gareth Bale

11.Paulo Dybala

12.Aaron Ramsey

13.Alan Shearer

14.Wesley Sneijder

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sifooyinka Ninka Quruxda Badan Ee Ayna Dumarku Ka Baxsadaan Xitaa Quruxdiisa, Iska Baadh Sifooyinkaas

Source link