Home Ciyaaraha Hazard Oo Go`aan Ka Soo Saaray Mustaqbalkiisa Real Madrid , Ma Baxayaa...

Hazard Oo Go`aan Ka Soo Saaray Mustaqbalkiisa Real Madrid , Ma Baxayaa Mise? – banaadirsom

Garabka Real Madrid ee Hazard ayaa go`aamiyay mustaqbalkiisa kooxdaas ka dhisan caasimadda Spain

Hazard ayaa Real u yimid xagaagii 2019-ka xilligaas oo uu Chelsea kaga wareegay 115 miltan oo euro balse dhaawacyo ayaa u diiday in uu ka dhex muuqdo Real Madrid ‘

Waxaa dhawaanahaan lala xariiriyay in uu baxayo xagaagaan balse laacibka ayaa ku dhaggan in uu sii joogayo waliba meel uga socon Real sida wargeyska Marca laga soo xiganayo.

Wargeyskaas ayaa ka soo xiganaya laacibka in uu dareemayo in weli taageerayaasha banaadirsom jecel yihiin  uuna xamaasad u qabo la shaqeynta macalinka cusub ee Carlo Ancelloti

Hazard tan iyo markii uu yimid  Real waxa uu saftay 43 kulan dhamaan tartamada , waxa uu dhaliyay 5 gool halka lix kalena uu sameeyay

 

Source link