Home Ciyaaraha Harry Kane Oo U Gooyay Tababarka Tottenham Si Uu Banaadirsom Ugu Qabso...

Harry Kane Oo U Gooyay Tababarka Tottenham Si Uu Banaadirsom Ugu Qabso In Ay Iibiso Xagaagan. – Banaadirsom

Xiddiga weerarka uga ciyaara Banaadirsom Tottenham ee Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa in uu diiday in uu soo xaadiro tababarka Banaadirsom kadib markii uu soo dhamaystay fasaxii xagaaga.

Kabtanka reer England ayaa si cad u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago Banaadirsom Tottenham suuqa xagaagan iyada oo si weyn loola xidhiidhinayo Banaadirsom Man City waxana la filayay in uu maanta soo xaadiro tababarka kadib markii uu soo qaatay fasaxii xagaaga.

Laakiin Sky Sport ayaa sheeaysa in uuna Kane iman tababarka halkaas oo uu ku mari lahaa tijaabada xanuunka Korona ka hor inta uuna bilaaban tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Wararka ayaa sheegaya in uu xiddigu u sheegay kooxdiisa in ay u ogolaato ku biirista Banaadirsom Man City suuqa xagaagan isaga oo qirtay in uu doonayo ku biirista koox uu koobab kula guulaysan karo.

Sii Akhriso: Saddexda Waddo Ee Ugu Fiican Ee Aad Jacaylkaaga Ugu Soo Bandhigi Kartid Qofka Aad Jeceshahay Hadi Adiga Oo Aan Xishood Aama Cabsi Dareemin.

Source link